Kulamo Shaki Abuuray Uu Sheekh Shaakir Ka Wado Dalka Turkiga

0
12

Waayihii dambe ayuu kusugnaa Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Dalka Turkiga iyadoo kulamo gaar gaar ah la qaadanayey Qeybaha kala duwan Ee Jaalliyada Soomaaliyeed Dalkaas kusugan.

Sheekh Shaakir Madaxii hore Ee Xukuumada Galmudug bishii Maarso Ee Sanadkaana looga awood sheegatay Gobollada Dhexe Ee Soomaaliya ayaa u baxsaday Nairobi.

Waxa uu Shaakir sheegay in kulamadii Turkiga ay gaartay inay Xubno katirsan Beesha Caalamka ay la kulmeen ayna kala hadleen Arimo badan.

Inkastoo si shaac baxsan weli loo ogaan xubnaha Sheekh Maxamed Shaakir la shiray iyo wixii ay ka arinsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here