KOR MEERAYAAL CAALAMI AH OO KU WAJAHAN KISMAAYO.

0
71

sida ay xaqiijiyeen dibumaasiyiin katirsan beesha caalamka waxaa lafilayaa in wafdi kasocoda Qaramada midoobey ay gaari doonaan maalinta Jimcaha soosocota magaalada kismaayo

ayagoona lasheegey in ay ka qeyb gali doonaan doorashada Jubaland oo kadhici doonta halkaasi bisha agoosto horaanteeda.

kormeerayaashan ayaa lasheegey in ay in ay ladhacsanyihiin qaabka jubaland usocoto ayagoona bogaadiyey nabada kajirta Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here