KISMAAYO(TEBIYENEWS)-MUSHARAX XIDIG OO AXMED MADOOBE KU EEDEEYEY IN UU KADANBEEYEY QARAXII LAGA SOO SAAREY GURIGIISA

0
12

Xildhibaan xidig oo ah, mid kamid ah musharaxiinta madaxweynaha Jubaland ayaa maamulka Moobe Ku eedeeyey falkii shaley kadhacay gurigiisa.

Qoraal uu soodhigey bartiisa facebook-ga ayaa waxaa uu ku cabaareeyey shirqoolkii loo dhigey, isagoona isbedel doonka meel waliba ay joogaan ugu baaqey in ay sii kordhiyaan waxaa uu ku tilmaamey kacdoon.

Musharaxaan ayaa hay’adaha amniga jubaland,Kuwa federalka iyo ciidanka Amisom ugu baaqey in baaraan falkii kadhacey gurigiisa.

Xildhibaan xidig ayaa ugu danbeyntii ugu baaqey dhammaan taageerayaashiisa dal iyo dibadba in ay kashaqeeyaan midnimada jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here