Kulan uu soo qaban qaabiyey guddoomiya baarlamaanka xilkiisa siidhamaanaya ee Jubaland ayaa maanta kadhacey magaalada Kismaayo ee xaruunta kumeel gaarka ah ee maamulkaasi ayaa looga Hadleyey amniga Jubaland waa sida hadalka loo dhigey.
Shirka oo diirada lagu sarey ka hadalka amanka jubaland ayaa waa soo qaban qaabiyey Guddoomiyaha barlamaanka Jubaland walow qaban qaabiyaasha lagu sheegey in shacabka deegaankaasi hadana waxaa meesha kadahley wasiiro, senataro iyo guddoomiyaal gobol.
Dhanka odayaasha ayaa waxaa u Hadley Garaad xiirey o oaf afhayeenka guud ee malaaqyada Jubaland waxaana hadaladiisa kamuuqdeytaxadir xoogan.
Shirka oo u ekaa mid lagu taageerayay ayaa umuuqdey in madaxweynaha xilkiisa siidhamaanaya loogu ol oley nayey waxaana gebagebadii kulanka kahadley Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland Sheekh Cabdi isagoona kusoo gaabsadey duco iyo in ilaah soonka ka aqbalo.