KISMAAYO(TEBIYENEWS)- MADAXWEYNE AXMED MADOOBE OO CAAWA LA AFUREY ARDEYDA JAAMACADAHA KISMAYO.

0
89

Madaxweynaha dowlada Goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxmed Islaam ayaa caawa afur ugu sameeyey guriga martida ardeyda jaamacadaha.

Madaxweynaha ayaa ardeyda waqti wanaagsan laqaatey isagoona wax ka waydiiyey waxbarashadooda, iyo hadii ay telo haayaan.

Ardeyda ayaa aad ugu riyaaqey kulanka madaxweynaha waxaana ay u ugu mahadceliyeen amniga iyo horumarka uu keeney mudadii uu xilka haayey.

hoos ka daawo sawirada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here