KISMAAYO(TEBIYENEWS)-MADAXWEYNAHA JUBALAND OO SI DIRQI AH KAGA BEDBAADEY WEERAR ALSHABAAB AY KU QAADEEN KOLOYO UU LASOCODEY.

0
32

Warar laga helaayo duleedka magaalada kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada jubaland iyo kuwa alshabaab ay ku dagaalameen meel udhow baar sanguuni.

Alshabaab ayaa lasheegey in weerarka ay soo qaadeen kadib markii ay ka war heleen in madaxweynaha jubaland uu ku safraayo wadada. Ciidanka ilaalada madaxtooyada jubaland ayaa lasheegey in durba ay sameeyeen iska cabin xoogan, lama oga khasaara rasmiga ah ee halkaasi kadhacey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here