Waxaa saaka saxaafada wax qorta wada qabsadey warar sheegaya in ciidamada Ethiopia ay lawareegeen garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo kuwaas oo markii hore ku sugnaa ciidamada Kenya.
War baahinta xogta daahsoon ee Tebiyenews ayaa ogaatey in ciidamada Kenya ay weli ku sagan yihiin goobahoodii hore.
qaar kamid ah shaqaalaha airport ayaa noo xaqiijiyeen in aysan jirin wax isbedel ah.