Maamulka Jubaland ayaa si kulul u canaantey madaxda dowlada soomaaliya kadib markii ay dowlada soosaartey habraac saameyn ku yeelan kara doorashada Jubaland.
Maxamed Warsame Daraawiish oo ah wasiirka wasaarada arimaha guddaha ayaa sheegey in dowlada federalka ay ku tumaneyso dastuurka kumeel gaarka ah.
Wasiirka ayaa ku hanjabey in wixii cawaaqib kadhasha ay dowlada dusha uridan doonto.
Warsaxaafadeed ka kooban 3 bog ayuu saxaafada u akhriyey wasiirka oo wajigiisa ka muuqatey caro
Hoos ka akhriso warsaxaafadeed.


