KISMAAYO(TEBIYENEWS)-JUBALAND OO MOWQIF AAN LAFILEYNIN KA QADATEY KHILAAFKA FARMAAJO IYO UHUURU.

0
37

Wareysi uu siiyey madaxweyne kuxigeenka maamulka Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa uu kaga Hadley khilaafka cirka isku sii shareeraya  udhaxeeyaha labada madaxweyne soomaaliya iyo Kenya.

Mr. sayid oo siiyey wareysi dhinacyo badan taabanayeyey laanta afka soomaaliga ah ee VOA ayaa sheegey ka maamul ahaan ay aad ugu xunyihiin khilaafka labada masuul waxaana uu sheegey in 30kii sano ee lasoo dhaafey Kenya iyo soomaaliya xiriirkooda wanaagsanaa.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa ugu baaqey labada dowladood in ay xaliyaan khilaafkooda ayna cadeeyaan khilaafka waxaa uu salka ku haayo. q�v����

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here