Wareegto kasoo baxdey wasaarada amniga jubaland ayaa lagu magacaabey guddi ka kooban saraakiil iyo khubaro amni kuwaas oo lasheegey in ay sugigi doonaan amniga doorashada isla markaana kormeeridoona dhexdhaxaadnimada ciidanka booliska.
Hoos ka arkirsho wareegtada lagu magacaabey guddigan.