KISMAAYO(TEBIYENEWS)-AJANADAHA SHIRKII KISMAAYO KU DHEX MAREY SAFIIRKA INGIRIISKA IYO AXMED MADOOBE OO LO OGAADEY

0
25

Maalintii shaley eheed waxaa magaalada Kismaayo so gaarey safiirka soomaaliya u fadhiya dalka ingiriiska Amb. Ben Fender ayaa waxaana safuurku kulan albaabada u xirinaa la qaatey madaxweynaha jubland mudane Axmed Maxmed Islaam Madoobe.

Kulankooda oo qaatey saacado dheer kadib waxaa waxey shir jaraaid kuwada qabteen magaalda kismaayo ayagoona sheegey in waxyaabihii ay kuwada hadleen isku fahameen.

Warka xiisaha leh ayaa ah in Ajandaha labada masuul kawada hadleen aanu warsaxafadeedka kusoo darin balse.

Socodaalka safiirka ayaa lasheegey in uu ahaa mid taagero ugu muujinayey madaxweynaha hada xilka kadegaya ee jubaland, wuxuuna safiirka lasheegey in Axmed madoobe kudhiira geliyey in uusan isdhiibin isagoona carabaabey in ay ka dowlad ahaan arkayaan in faragelin lagu sameen rabo doorashada jubland.

Dowlada ingiriisaka ayaa lasheegey in dowlada federalka soomaaliya aanu la dhacsaneyn qaabka ay u fara gelineyso doorashooyinka  kadhaca maamulada dalaka kajira, safiirka ayaa dhiira gelin buuxda siiyey Axmed madoobe wuxuuna balan qaadey wixii beesha caalamka kaga yimaada in uu kadifaaci doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here