KISMAAYO (TEBIYENEWS)-MADAXWEYNAHA MAAMULKA JUBALAND OO CIIDANKA AAGA SANGUUNI MAANTA XAQUL CIID KOODA UGEEYEY.

0
53

Kormeer uu ku kala baxiyey deegaanada Sanguudni Yontoy Buula gaduud I yo deegaano kale ayaa waxaa uu u kuur galayey xaalada ciidank furinta ku jira ee jubaland.

Madaxweynaha ayaa lahadley ciidan halkaasi kusugnaa isagoona u geeyey xaqul ciidkii ay sugayeen sida uu xaqiijeyey sargaal kasre oo kamid ah ciidanka firnta aaga baarsanguuni.

Maxadweynaha ayaa ciidan mooraalka usoo dhisayey isagoona lasheegey in uu kala hadaley xaalada guud ee jubaland iyo in wax waliba ay suura gal yihiin balse uu usheegey in xaalada mar waiba uu lasoo socodsiin doono.

Shir gaar ah oo uu la galey ciidanka furinta saraakiisha hogaamise ayaa lasheegey in madaxweynaha uu kala hadlley sidii ay doorashadiisa garab ugu siin lahaayeen isagoona carabaabey in doorashada dowlada federalka ay.

“ Jubaland intaan joogney waxaan xooga saarney in aan dhisno ciidan, waxaana isleeyahay in aan meel wanaagsan soo gaarsiiney, majiro askari jubaland usoo dagaalamey oo aan maanta leheen dhul” ayuu yiri madaxeynaha oo saraakiisha  shir gaar ah la galey waxaana uu dhaliiley ciidanka federalka dowlada sida ay u bahadilan yihiin oo dowlada ay xil isaga saari weysey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here