KISMAAYO OO MARTI GELIN DOONTA LABO DOORASHO OO ISKA SOO HORJEEDO.

0
207

Waxaa soo baxaya cabsi laga qabo in dowlad Goboleedka Jubaland kadhacdo labo doorasho oo iska soo horjeeda.

Arintaan ayaa timid kadib markii wasaaradaha arimaha gudaha Dowlada federalka iyo Jubaland ay soo kala saareen bayaano iska soo horjeedey oo umuuqdey weerar iyo weerar celis.

Doorashada jubaland ayaa waxaa ay bilaaban doontaa bartamaha bishan luuliyo waxaana weli muuqan isa soodhowaasho dowlada federalka iyo Jubland taas oo dadma qaar ku sifeynayaan in Kismaayo marta gelin doonto labo doorasho oo ay kala hogaaminyaan dowlada federalka iyo maamulka Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here