Khilaafka Cumar Finish iyo Khadiijo Diiriye oo meel sare gaaray.

0
5

Waxaa soo shaacbaxday khilaafka u dhaxeeya wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha ee xukuumada Khadiijo Maxamed Diiriye iyo duqa Muqdisho Cumar Finish ka dib markii Khadiijo ay diiday in garoonka Stadium Muqdisho lagu karantiilo dadka looga shakiyo cudurka Coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here