KHEYRE OO KABAAQDEY BARNAAJID UU SOO QABAN QAABIYEY XAFIISKIISA KADIBMARKII LA OGAADEY SU’AALAHA LOO DIYAARSADEY

0
28

Waxaa galabta loo madlanaan kulan loogu magacdarey dood furan oo uu soo qaban qaabiyey xafiiska ra’isul wasaaraha si xukuumada umuujiso in ay shacabka dhegeysto.

Dadka larabey in ay kasoo qeybgalaan ayaa lasheegey in ay ahaayeen qaar kamid ah shaqaalaha ra’idka ah, oo lasoo xuley balse waxaa lasheegey in ay kasoo qeyb galayaasha qaarkood aanu noqon dadkii larabey isla markaana ciwaanka barnaamijka markey arkeen diyaarsadey su’aalo hadiilaweydiiyo ra’isul wasaaraha aanujawaab u heli leheen.

Ilo kudhow dhow xafiiska raisul wasaaraha ayaa sheegaya in dhalintii galabta soo xaadirtey hallkii Royal palace, aysan eheen kuwo taabacsan dowlada isla markaana ay ku jireen ardeydii laga joojiyey imtaxaanka.

Lateliyaasha ra’isul wasaare kheyre ayaa ku teliyey in labaajiyo sabatuna lagu sheego xaalad amni darteeda, waxaase xusid mudan saaka markii hawlwadeena barnaamijka diyaarnayeen in qarax kadhcey warta nabada balse amar agu siiyey in ay shaqdooda wataan walow galabta xaalad aan waxba kadhicin mogdisho balse baaqashada kulanka loo saariyey amni daro. ���*�

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here