Kenya: Hala baaro sababta diyaaraddeenna loogu soo riday Soomaaliya

0
4

Dowladda Kenya ayaa Soomaaliya iyo beesha caalamka ka codsatay in baaritaan lagu sameeyo sababta diyaarad laga leeyahay Kenya oo ka shaqeysa gargaarka bani’aadannimada loogu soo riday Soomaaliya.

Diyaaradda oo dhacday Isniintii waxaa ku dhintay lix ruux oo isugu jiray muwaadiniin Soomaali ah iyo kuwo reer Kenya ah.

Wasaaradda Gaadiidka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in la billaabay baaritaan ku saabsan dhacdadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here