War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirka Iskaashiga Maamuladda Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubbaland, Shirkaasi oo (January 18-19, 2020) ku qabsoomay magaaladda Boosaaso.
Shirka ayaa laga soo saaray 16-qodob oo looga hadlay arrimaha siyaasadda Soomaaliya,waxaana eedeen looga jeediyay Dowladda Dhexe.



