Jubbaland oo xilalka ka qaaday mas,uuliyiinta degmada Baardheere

0
24

Madaxwayne ku-xigeenka labaad ahna ku simaha madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa warqad qoraal ah oo xafiiskiis kaso baxday waxaa xilalkii looga qaaday guddoomiye ku-xigeenkii degmada Baardheere iyo madixii maaliyadda degmadaas, waxaana uu xilaalkaas u magacaabay masuuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here