Jubbaland oo War kasoo saartay Xaaladda wasiir Janan

0
16

War kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in aan nolol iyo geeriba aan lahayn Wasiirkii Amniga Jubbaland.

Jubbaland ayaa dowladda Soomaaliya ku baaqday in ay meel ku sheegto Wasiirka maadaama uu xirnaa.

Waxaa sidoo Jubbaland ay walaac ka muujisay Warkii kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska ee ahaa in uu baxday Wasiir Janan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here