JUBALAND OO KA CUDUR DAARATEY CUSUUMAAD MD FARMAAJO KA HESHEY

0
11

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa diiday in ay ka qeyb gasho shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya, Waxayna ku eedaysay in dowladda federaalku baalmartay dhammaan shuruucdii iyo xeerarkii dalka u yaalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here