Wareegto kasoo baxdey xafiisaka madaxweynaha hirshabeelle mudane maxamed cabdi waare ayaa lasheegey xilka looga qaadey guddoomiyihii hore ee gobolka hiiraan yuusuf Dabageed, waxaana isla wareegtada lagu magacaabey guddoomiyaha cusub cali maxamed caraale.
Xilka qaadistaan ayaa kusoo aadeysa xilli yuusif dabageed uu shir jaraa’iid qabtey ku weerarey madaxweynaha maamulka hirshabeelle.