Wasaarada Dastuurka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa soo saartey war murtiyeed ay ku cabireyso aragtideeda ku aadan habraaca loo sameeyey maamul gobaleedyada dalka.
Maamulka hirshabeella ayaa u arka habraacan mid aan waafaq saneyn dastuurka hirshabeelle.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhameystiran.