JOWHAR(TEBIYENEWS)-DAGAAL LAGU DILEY TELIYE QEYB OO KADHACEY HIIRAAN.

0
30

Wararka nagasoo gaaraya daagaanka kalabeer ee gobolka hiiraan ayaa xaqiijinaya in halkaasi lagu diley maxamed Macow Xalene oo ahaa Teliyaha Qeybta Gobolka Hiiraan.

Warar kala duwan ayaa kasoo yeeraya dilka sarkaalkan wararka qaar ayaa sheegaya in teliya qeyb ka ahaa dagaal halkaasi kasocodey.

Halka warar kale soo baxaya ay sheegayaan in teliyuhu halkaasi utagay in uu dhexgalo ciidamo kuwada tirsan dowlada oo halkaasi iska hor imaadyo ku dhexmarayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here