Lakel ayalu ayaa Hadda si ku meel-gaar ah loogu magacaabay Madaxwaynaha deeganka Amxaaradda
Aby Ahmed ayaa lagu wadaa Saacdaha soosocda inuu Shacabka warbxin siiyo
Hadal-jeedin Aby kadib Bahar-daar yuu kuwajahan yhy oo uu Dhowr jeer Ka baaqday Saaka xaaladda Cakiran awgeed.