JIGJIGA(TEBIYENEWS)-ETHIOPIA WELI KACDOON AYAA KAJIRA.

0
65

Wararka ka imaanaya ismaamulka Amxaada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in halkaasi ayaa kasocoto barootiiq loo sameynaayo hogaamiyihii afgenbiga dhicisoobey ee ladiley.

Dalka Itoobiya ayaa weli waxaa kataagan qalalaaso siyaasdeed oo looga soo horjeeda xukunka Abey Axmed Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here