JIDDAAH(TEBIYENEWS)-SOOMAALIYA OO KAMID NOQONEYSA GUDDIGA DHEX DHEXAADINTA QATAR IYO SACUUDIGA.

0
18

wararka ka imaanaya magaalada barkeysan ee makka alkumarama ayaa sheegaya in hakaasi ay kusii qul qulayaan madaxda dowladaha islaamka.

mamlakada sacuudiga ayaa casuumaad ufidisey madaxda suniga islaamka si ay ugu wada arinsadaan xaalada amni ee magaalada barakeysan makka almukarama isla markaana shirka lagu heshiisiiyo dowladaha qatar iyo sacuudiga oo hurguf siyaasadeed kadhaxeyso.

wufuudii soo gaartey sacuudagi ayaa waxaa ay u kala qeybsan yihiin xulafo kala taageersan dowladaha qatar iyo sacuudiga iyo dowlado dex dhexaad ah.

dowlada soomaaliya ayaa ku guuleysatey in ay kamid noqoto guddi kashqeyn doona sidii ay isugu soo dhowaan lahaayeen qatar iyo sacuudiga.

 Ilo wareedyo kusugan magaalada makka ayaa sheegaya in dowlada soomaaliya ay kamid noqon doonto guddiga dhex dhaxaadinta labada dal oo dhowaan laxuli doono waxaana lasheegey in la’isla afkgartey arintaasi oo meel wanaagsan mareyso. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here