Wasiirada arimaha dibada wadamada ku bahoobey URUR Goboleedka IGAD ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Adis Ababa ee dalkan Itoobiya waxaa ay ugu doodeen xaalada dalka sudanta koonfureed ayagoo war bixina ka dhageystey booqashadii Wasiirka 1aad ee dalka Itoobiya Abey Axmed ku tagey dalkaasi Sudan.
Wasiirada ka qeyb galey kulankan ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Arimaha Dibada Somaliya, kenya, Jabuuti iyo wasiiru dowlaha Arimaha dibada Uganda.