Wararka lagahelaayo Bahirdar ee ismaamulka Amxaada ayaa sheegaya in halkaasi kadhacey afgebi dhicisoobey sida uu sheegey afahayeen u hadley dowlada.
Weli rasaas xoogan ayaa socota waxaana lasheegwy in ay weerar culus ay soo qaadeen kooxo doonaya in ay xilka kala wareegaan maamulka hada xilka haaya.
Waxaa aad u xadidan in lahelo warar madax banaan hase ahaatee ilaa hada waxaa laxaqiijinayaa in dagaal xoogan ka socoda caasimada maamulka amxaarada.