Itoobiya Oo Xaalad Adag Gashay & Abiy Oo Shir Deg deg Ah La Leh Hadda…

0
4

Ra’iisulwasaaraha Dalka Itoobiya ayaa hadda kulan kula leh xarunta wasaaradda Difaaca ee magaalada Addis Ababa oo uu tan iyo uu kushaqeynayay saraakiisha ugu sareysa ciidamada noocyada kala duwan ee dalka Itoobiya.

Ra’iisalwasaaruhu wuxuu xalay ku eedeeyey Kooxda TPLF in ay 4 dhacdo oo halis badan u abaabuleen dalkiisa bisha Sane, lana fashiliyey. Xoogaga amniguna ay dabarjari doonan wuxuu ugu yeeray cadowga isbedelka diidan.

Dhimashada Fanaankii la dilay ayuu sheegay in aan lays kaga hari doonin, Halgankii lagu bartayna uu noqon doono mid ay ku guulaystaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here