Itoobiya oo lagu arkay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Corona

0
3

Saraakiisha dalka Itoobiya waxay shaaca ka qaadeen qofkii ugu horreeyay ee lagu arko cudurka Corona.

Qofka laga helay caabuqa ayaa kasoo jeeda dalka Japan.

Maanta ayay aheyd markii Wasaaradda Caafimaadka Kenya ay sheegtay in qofkii ugu horeeyey laga helay Cudurka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here