INTA DALKEENII LAQAATEY BAA MADAXWEYNEHEENIINA BEER LAGU WARAABSADEY

0
19

Madaxweynahii ugu qabka yaraa ee soomara dalkeena soomaaliya maxamed cabdullahi Farmajo ayaa maanta gaarey Itoobiya isagoo la ogyahay Itoobiya in ay ku darsatey qariiradeeda dalkii soomaaliya.

Madaxweynaheena Itoobiya iskama tagin oo keliya ee waxaa lagu waraabsadey beeraha xafiiska RAisul wasaaraha Itoobiya taasi oo kadhigan Farmaajo in uu noqodey mid kamid ah shaqaalaha xafiiska Abey Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here