IMTAXAANKII DUGSIYADA SARE EE DALKA OO A LA KANSALEY SABAB YAABLE AWGEED IYO WASIIR KAHADLEY ARINTAAS

0
20

Cabdullahi Goodax Barre wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumada soomaaliya ayaa kuwadhawaaqey in la kansaley imtaxaankii sanad dugsiyeedka 2019-2020 kadib markii imtixaanka qishkiisa suuqa lakeeney.

Wasiirka oo shir jaraa’iid qabtey ayaa sheegey in ay nasiib dro tahay in ay is aag fadhiistaan ardey dadaal iyo juhdi soo sobixiyey iyo ardey soo iibsadey qishka inmtaxaanka, wasiir goodax ayaa wax laga xumaado ku tilmaamey in qaar kamid ah macalimiintii dejisey imtaxaanka ay lacag yar ku iibsadaan isagoona waalidiinta soomaaliyeed qaarkood ku eedeyey in ay caruurtooda lacag soo siiyeen si ay u iibsadaan qishka imtaxaanka.

Wakaalada wararka soomaaliyeed SONNA ayaa daabcadey in imtaxaanka lagali doono 27 bishan, wuxuuna ku egyahay 31 bishan taas oo kadhigan in 5 maalin socondoono.

Wasiirka ayaa sheegey in la adkeen doono imtaxaanka isla markaasta maalmaha uu socdo imtaxaanka la xiri doono dhmaan bara bulshada si loo xakameeyo qishka.   ���_

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here