Hoggaamiyaha Ahlusunna oo ilaalo wata oo gaaray Gaalkacyo

0
29

Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax iyo Ciidamo uu wato oo diyaarad ka qaaday Magaalada Dhuusamareeb ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Waxaa uu Gaalkacyo uga sii gudbi doona Magaalada Garowe ka dibna Nairobi , Sacuudiga sidda ay sheegeen qaar ka mid ah Culimadda Ahlusunna.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah xubno ka mid ah Ururka Ahlusunna ee gobolada dhexe.

Waxa uu xalay ka badbaaday in diyaarad looga soo qaado Magaalada Dhuusamareeb ka dib markii ay diideen Ciidanka xoogga iyo Odayaasha dhaqanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here