HARGEYSA(TEBIYENEWS)-XUKUUMADA SOOMAALILAND OO SI YAAB LEH UGA HADASHEY ARIN TAAGAN.

0
41

wasiirka wasaarada gaashaandhiga Xukuumada Xukuumada Soomaaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa markii ugu horeysey kahadley ciidanamo katirsanaa Soomaaliland kuwaas oo ugoostey dhanka Puntland.

Wasiirka oo saxaafada lahadley ayaa si kulul u camnaareeyey wuxuuna tibaaxey in maxkamad ciidanaka qalabka sida soomaaliland lasoo taahi doono ayagoo maqana laxukumi doono waxaana itaa ku darey in xukunkaas lagu fulindoono goortey noqotaba.

Ciidamo gaaraya 100 askari ayaa lasheegey in ay ka gadoodeen soomaaliland ayagoona ugaley maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here