HARGEYSA(TEBIYENEWS)-MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO NABAD UGU BAAQEY PUNTLAND IYO DALAB UU UJEEDIYEY.

0
26

Munaasabadii 18 may oo ku beegened maalintii shaley ayaa waxa khubad cajiib ah ka jeediyey madaxweynaha soomaaliland wuxuuna ku dheraadey tariikhdii  ay soo martey  soomaliland iyo hormada laga talaabsadey.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku warbixiyey xaada maamulka soomaliland wuxuuna soo hadal qaadey dagaaladii kadhacey tuka raq, wuxuuna balan qaadey in maxaabiista puntland ay sii deyn doonaan isagoo cuskanaaya qodob dastuuri ah.

“ waxaanu balan qaadeynaa in aanu sii deyn doono dhamaan maxaabiistii tuku raq lagu soo qabtey, waxaana ugu baaqeynaa puntland in ay soo deyso maxaabista soomaliland” ayuu yiri Mr. bixii oo khubada dheer kajeedineyey fagaare ay isa soo baxeen dad weyne aad u badan. sa��uYd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here