Wasaarada warfaafinta Xukuumada Soomaaliland ayaa weraagto lasoo saartey daawashada Somali National Tv.
Wasaarada ayaa mamnuucdey daawashada SNTV guud ahaa dhuulka somaliland.
Arintaan ayaa imaaneysa xilli xukuumada Somaliland maalmihii danbey lagu eedeynaayey caburinta saxaafada.