Amar kasoo baxay wasaarada warfaafinta dowlada Somaliland ayaa lagu amrey in ay xiraan xafiisyadooda tvyada kala ah Eryal Tv iyo Horyaal Tv.
Lama odaga wasaarada waxaa ay sida rasmiga ah u qoonsatey.
Somaliland ayaa sanadihii danbe caburin ku heysey saxaafada madaxbanaan ee ka howl gala somaliland.