Hargeysa (tebiyenews) – Maxaabiis tira badan oo cafis loo fidiyey hal sabab awgeeda.

0
17

Wararka ka imaanaya magaalada hargeysa ayaa sheegaya, in madaxweynaha maamulka soomaaliland muuse biixi cabdi cafis u fidiyey maxaabis gaaraysa 517 ruux kuwaa oo lasheegey in ay u xirnaayey arimo siyaasadeed.

Cafiska madaxweynah ayaa lagu sababeyey munaasada sanad guurada markii ay ku dhawaaqdey madax banaanida soomaaliland

18 may oo ku began maalinta beri ayaa ku began maalintii soomaliland ku dhawaaqdey gooni u goosad.

Dastuurka soomali land qodobkii 90aad faqradiisa 5aad iyo heerka ciqaabta guud 149add ayaa awood usiinaya in madaxweynaha soomaliland uu cafis ufidin karo maxaabista.Si kastaba ha ahaatee soomaliland ayaa maalinta beria ah xusi doonta sanad guuro ayada ugaar ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here