HARGEYSA (TEBIYENEWS)- BAARLAMAANKA UGAANDA OO AQOOSADEY SOOMAALILAND BAAQNA AY U JEEDIYEY WADAMADA KALE IN AY AQOONSADAAN.

0
13

Magaalda hargeysa oo maanta laga xusey sanad guuradii 20aad mar kii dhidabada loo aasey maamul lamagc baxey soomaliland kaas oo soomaaliya inteeda kale sheegey in uu ka go’ay.

Munaasada 18 may ayaa maanta si wayn loogu xusey dhamaan geyiga soomaaliland waxaana kasoo qeyb gale wufuud caalami ahooka kala socotey wadamo kala duwan.

Guddiga arimaha dibadda Ugaanda ayaa kamid ahaa wufuuda sida diiran looga soo dhoweyey cigaal international airport ee magaalada hargeysa soomaliland guddoomiyaha gudiga baaralamaanka ugganda ayaa hambaliyo iiran udirey maamulka Somaliland iyo shacabkiisa isagoona sheegey in soomaaliland mudantahay in dal loo aqoonsado wuxuuna dhankiisa sheegey in ay lashaqeyn doonaan. Arintaan ayaa meel kudhac u aragta dowalada somaliya, sida la ogsoonyahay dad ugaanda ayaa soomaliya kajooga kumanaan askari oo nabad ilaalin ah balse habdhaqanka dowlada muzevani  ayaa aad u qalafsanaa bilihii danbe isagoona lasheegey in uu madaxweynaha soomaliya hada xilka haayo siaasad ahaan aad uga soohrojeedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here