Waxaa maanta gobalada dalka si siman looga wada xusayaa maalinya dhalinyada soomaaliyeed Somali Youth Link SYL oo ku began maanta oo kale 15 may 1943.
Urarkaan oo ka koobnaa 13 dhalinyaro ah ayaa waxey horseedeen madaxbanaanida dalka soomaaliya waxaana sanad waliba maanta oo kale laxusaa in aas aaskii ururkii ay ku mideysanaayeen dhalinyada soomaaliyeed ee usoo halgantey xuriyadii dalka soomaaliya.
Hoos ka arkriso aas aasiyaashii ururkii SYL
- C/qaadir Sheekh Saqaawadiin