GUDDOOMIYE K/XIGEENKA FUSOJ OO LADOORTEY.

0
88

Muxiyidiin xasan Xusni oo ahaa Guddoomiye kuxigeenkii hore ee NUSOJ ayaa maanta loo doortey in uu noqodo Guddoomiye Kuxigeenka FUSOJ.

Doorashadan oo kadhacdey Muqdisho ayaa waxaa Xoghaye Guudo loo doortey mohamed Ibraahim macalimuu walow ay gaadaceen garabka kale ee NUSOJ uu hogaamiyo Cumar Faaruuq waxeyna kusifeeyeen been abuur aan waxba kajirin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here