Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Go’aan soo saarey

0
32

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa soo saaray Go’aankan kadib wadatashi uu la yeeshay Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka , Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir iyo Dhamaan Garsoorka Maamul Goboleedyadda Dalka.

War-saxaafadeed kasoo baxey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in la kordhiyey hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga,furashada dacwadaha Cusub,racfaan qaadashada.

Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in la dhageysan doono dacwadaha ciqaabta iyada oo la adeegsan doono hab la xiriira dhinac Tignoolijiyada.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxey Xafiiska Guddoomiyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here