Guddoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golaha uu furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay Taariikhda ku beegan tahay 09ka October 2019.