GOLAHA AMAANKA OO SOO SAARAY WARBIX CUSUB EE KU AADAN QAABKII AY U DHACDAY DOORASHADII KOONFUR GALBEED

0
12

Golaha Amaanka (UNSecurity Council) ayaa soo saaray warbix cusub oo ay u gudbiyeen Gudigii Xaqiiqa raadinta ahaa (Fact Find Missions) warbixinta oo aad u dheer ayaa waxa ay ku cadeeyeen in ay Dowlada Federaalka ay ka geeysatay faragelin toos ah Doorashadii koonfur galbeed , faragelintaasi waxa sababeen dhacdooyin aad u xanuun badan oo isugu jiro Xasuuq Cabsi galin walibana iyadoo muwaadin Murashax ah ay Dowlada Federaalka u adeegsatay Ciidamada wadamada dariska iyadoo Madaxda Dowlada Federaalka ay u isticmaashay Awood Dowladeed (State Violence) warbixinta qeeybteeda koowaad waxaa ka muuqda Shakhsiyaadkii doorka weeyn ka qaatay Fal-danbiyeedyadaasi ka dhacay Magaalada Baydhabo Xiligii lagu jiray Doorashadii Koonfur Galbeed. (Warbixinta Golaha Amaanka hoos ka Akhriso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here