GAROWE(TEBIYENEWS)-PUNTLAND OO KU DHAWAAQDEY DOWLAD AAN HOOS IMAAN FEDERALKA.

0
29

Wasiirka kuxigeenka wasaarada amniga puntland ayaa sheegey in puntland ay tahay dal lagu soo galo visa isla markaana amar kusiiyey ciidanka amaanka puntland in ay qabtaan cidii aan kusoo galin visa dalka puntland waa sida hadalka u dhigaye.

Wasiirka oo lahadlaayey war fidiyeenada ayaa isticmaaley ereyga Dal, isagoona maamulka puntland ku tilmaamey dal Visa lagu soo galo.

Madaxda dowalad goboleedka soomaaliyeed ee Puntland ayaa inta badan isticmaala magaca dowlada Puntland ayagoona kareeba dowlad Goboleed oo ah magaca rasmiga ah ee maamulada dalka sharci ahaan laagu yaqaano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here