GAROOWE(TEBIYENEWS)-MADAXEYNE DENI OO DOWLADA SOOMLIYA UGU FAANEY HAL ARIN UGUNA BAAQEY IN KAFAA’IDEYSTO PUNTLAND.

0
70

Madaxweynaha dowlad goboleydka soomaaliyeed ee puntaland mudane saciid cabdullahi deni ayaa maanta daah furey imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare wuxuuna halkaasi ka jeediyey kudbo muhiim ah.

Madaxweynaha ayaa faah faahiyey horumarka ay ka gaarteuy puntland dhanka wax barashada ila markan waxaa uu tibaaxey in mudo 20 sano ahpunland kaga waayo aragsan tahay dowlada federalka iyo maamulada dalka kajira.

Mr. deni ayaa sheegey in dhamaan deegaanada puntland imtaxaan mid ah laga qaadayo isgoo carabaabey in maanta meelkast oo puntland ah, hal imtaxaan wada fadhiyaan.

Madaxweynaha ayaa sheegey in goobaha qaar ay iskujiraan 1000km in kabadan hadana ay ku guulesteen in ay gaarsiiyaan adeega waxbarasho iyo imtaxaan mid ah.

Ardeyda ufadhiistay imtaxaanka maanta ayaa gaaraya 15,892 ruux guud ahaan punland kunool waxaana imtaxaanka lagu qaadayaa ilaa iyo 106 goobood oo kuyaalada deegaanada puntland.

Tan iyo burburkiidowlada dhexe ayaa dowlad goboleydka soomaaliyeed ee puntland waxey ku guuleysto in waxbarashada xooga saarto arintaas oo ah arin kudayasho mudan. -hk�mqm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here