Warsaxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen Madaxweynayaasha Galmudug iyo puntland ayaa waxaa si weyn looga soo horjeestey labo sharci oo dowlada fedearlka meel marishey labada sharci ayaa kala ah sharciga shidaalka iyo kan doorashooyinka.
Madaxweynayaasha labadan maamul ayaa si isku mid ah ugu soo wada horjeestey sharciyadan ayagoona ku tilmaamey mid aan la aqbali Karin.
Dhanka kalemdaxwyaha dowlada Jubaland ayaa kamaqanaa isbaheysiga ayadoo ladawa ogsooon yahay in seddexdan maamul ay ahaayeen kuwo isbaheysi ah.
Madaxweynaha Jubaland ayaa doorasho Galaya bisha luuliyo ee sanadkaan ayadoo dowlada soomaliyana fara gelin ba’an ku hayso doorashadaasi.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeeka ay soosaareen.
