GAALKACAYO(TEBIYENEWS)-WAR DEG DEG AH: 30 DHALINYARO OO KASOO JEEDA KGS AYAA KOOXO HUBEYSAN GURYAHOODA KA AFDUUBTEEN.

0
122

wararka ka imaanaya xaafada baraxley oo kamid ah magaalada Gaalkacayo dhanka koonureed ey maamusho Galmudug ayaa xaqiijinaya in goordhow kooxo hubeysan guryahooda kala baxeen dhalinyaro gaareysa 30 ruux.

waxaana loo kaxeeyey dhanka koonureed lama oga sababta waxaase la ogyahay in habeen kahor dil wadareed loo geestey shacab kasoo jeeda koonfur galbeed soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here