GAALKACAYO(TEBIYENEWS)-WAFDI KASOCDA UN OCHOA OO SOO GAAREY GALMUDUG.

0
23

madaxweynaha galmudug mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qaabiley wafdi uu hogaaminaayo madaxa UN OCHOA Justin Bradley, kaas oo maanta soo gaarey magaada Gaalkacayo, si uu uga tacsiyadeeyo marxuum maxamed Cabdullahi fiinto oo kooxo hubeysan ku diley magaalada Gaalkacayo.

Marxuum fiinto ayaa ahaa madaxa UNka qeybta galmudug.

Madaxweynaha galmudug ayaa katacsiyadeeyey geerida maraxuumka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here