Farmaajo iyo Kheyre oo ku wajahan Dhuusamareeb

0
11

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Tebiyenews.com Farmaajo iyo Kheyre ay kaa dhawaan ku biiro doona shirka ka socda Dhuusamareeb.

Beesha caalamka oo uu horkacayo Safiirka Maraykanka u Fadhiyo dalka Soomaaliya, ayaa culays ku saaray Farmaajo in uu iska xaadiriyo shirka, qaybna ka noqda xal u helida arimaha la isku haysto ee doorashooyinka dalka.

Farmaajo ayaa markii u horeeysay waxa uu horfariisan doonaa madaxweyne Axmad Madoobe isaga oo u aqoonsan in uu yahay madaxweynaha Jubbaland oo buuxa.

Waxaan shaki ku jirin in Farmaajo uu kala kulmi doono Shirkaas waji gabax keeni doona in uu gabi ahaanba isaga baxo siyaasadda dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here